Magacyo wiilal iyo gabdho casri ah oo qurux badan
Magaca marka la bixinayo waxaa la rabaa in laga eego macnaha uu xambaarsan yahay.
Dad badan waxay u bixiyaan caruurta magac aan ku habboonayn oo dad kale ay kaga dayanayaan iyagoon eegin magaca macnaha uu wato.
Magacyada wiilasha iyo magacyada gabdhaha, waxaa la rabaa inay ahaadaan magacyo fiican oo qurux badan oo marka la maqlo qofka soo jiita oo macne wanaagsan leh.
Ilmaha marka ay soo weynaadaan waxay u dhug yeelanayaan magaca loo bixiyay markay yaraayeen qaar waxay ku mashquulaan magacooda waxay isu barbardhigaan magacyada ilmaha kale.
Wiilka iyo gabadha taas way ka siman yihiin inkastoo gabdhaha ay kaga nugul yihiin saamayska magacbixinta.
Sidoo kale magaca waxaa la rabaa inuu ahaado mid casri ah waxaa laga wadaa mid casri ah magac aan duugoobin sidoo kale aan la baddali karin oo dadka u fudud ay ku dhawaaqaan.
Halkan waxaa kuu sheegayanaa magacyo qiimo badan oo dad soo jiita wiilal iyo gabdhaba.
Magacyada casriga waxay la socon karaan sanad walba 2020 2021 2022 2023 2024 ilaa 2060 iyo wixii ka dambeeya
Magacyo wiilal
Maazin | مازن |
Faadil | فاضل |
Saliim | سليم |
Wajiih | وجيه |
Fahiim | فهيم |
Mujtabaa | مجتبى |
Shaakir | شاكر |
Cafiif | عفيف |
Kariim | كريم |
Akrman | أكرم |
Magacyo gabdho
Warda | وردة |
Nuha | نهى |
Safaa | صفاء |
Faadila | فاضلة |
Shatha | شذى |
Sihaam | سهام |
Najlaa | نجلاء |
Nuurhaan | نورهان |
Lamyaa | لمياء |
Maajida | ماجدة |
Magacyada wiilasha iyo gabdhaha muslimka loo bixiyo