Kaniiniga Xtrasize oo bahalka ninka weyneeya dhibka uu leeyahay

Kaniiniga Xtrasize oo bahalka ninka weyneeya dhibka uu leeyahay

Su’aasha:

scw waxaan cabay kaniiniga Xtrasize oo lagu weyneeyo guska ninka ma laga yabaa inuu dhib ii keeno hadaan labo caag aan isticmaalo dhib miyuu keenaa malaga yaabaa inuu saameyo dhalmada ninka

Kaniiniga Xtrasize oo bahalka ninka weyneeya dhibka uu leeyahay
Kaniiniga Xtrasize oo bahalka ninka weyneeya dhibka uu leeyahay

Jawaabta:

Kaniinga Xtrasize wuxuu ka kooban yahay geedo oo uu ka mid yahay geedka ginseng iyo ashidka arginine iyo geed la dhaho Maca iyo geedo kale, geedahaas waxay saameeyaan socodka dhiiga qofka marka ay jirkiisa galaan xubinta taranka ayay gaarsiiyaan dhiig badan sidaa awgeed ayuu geedka ninka u weynanaanayaa marka uu kaco, marka kaniiga ma saameeyo dhalmada iyo raganimada wax dhib uma keeno, laakin guud ahaan waxaa fiican qofka inuu ka dheeraado daawooyinka kiimikada waxaad heli kartaa geedaha dabiiciga oo daawada laga sameeyay.

Bahalka ninka wuxuu ku fiican yahay  dabiici inuu ahaado, waayo dumarka bahalka ninka dabiiciga ayay ka helaan kaniiniga Xtrasize uma weynayn karo

Bahalka ninka si dabiici ah.

Kaniiniga Xtrasize
Kaniiniga Xtrasize

Kaniin dumarka waaweyn fursadaha uurka u kordhinaya

 

Waxtarka basasha halkan ka daawo

 

Xtrasize pills consists of herbs including ginseng tree and arginine ash and a tree called Maca and other herbs, these trees affect the blood flow of a person when they enter his body they cause a lot of blood so the plant grows larger for the man when he rises, when kanii does not affect fertility and masculinity it does not cause any harm, However, it is generally better for a person to go beyond chemotherapy. You can get natural herbs made from the medicine.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More