Galmada waqtiga kulaylka iyo kacsiga dumarka xiliga kulul

Galmada waqtiga kulaylka iyo kacsiga dumarka xiliga kulul

Su’aasha:

waxan rab inaad iga jawabtaan galmada xiliga qoraxda ay kulushay dhib miyay u keentaa dumarka nagaha xiligaas maxay u dareen badan yihiin oo habenka marka la garo dareenka uu u yarana taasna naago badan aan ayaa ka sheegta fadlan caafimaad ahaan soo fafahiya.

Galmada waqtiga kulaylka iyo kacsiga dumarka xiliga kulul
Galmada waqtiga kulaylka iyo kacsiga dumarka xiliga kulul

Jawaabta:

Haddii qofka uu aad u daalan yahay meel qorrax daran  ka jirto uu ku sugan yahay waa laga fiican yahay inuu galmo sameeyo, tabardari iyo dhibaato ayuu kala kulmaa galmada, laakin hadduusan daalnayn oo uu ku jiro meel dugaal ah wax dhib ma laha.

Dumarka waxay u kacsadaan xiliga kulul qorraxda ayaa wadata vitamin D oo lagu tiriyo vitaminada jirka aadka ugu fiican, naagta marka qoraxda jirkeeda ay ku dhacdo dareenkeeda shahwada wuu kordhaa taas ayaa sabab u ah kacsiga haweenka duhurada ay dareemaan, waliba ninka xataa waa la mid, wakhtiga naagaha ay kacsadaan waxaa u badan xiliga kulaylka guud ahaan.

 

Dareenka dumarka suniga maka duwan yahay fircooniga (women)

 

If a person is very tired in a sunny place, it is better to have sex, he will have weakness and difficulties in having sex, but if he is not tired and in a warm place there is no problem.

Women get up in the hot season the sun has vitamin D which is considered the best body vitamin, when the sun falls on her body her feelings of semen increase which is the reason for the erection of women at noon they feel, also the same as the man.

 

 

Riyada galmada halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More