Finka ama nabarka carabka waxa keeno

Su’aasha:

Waxaan raba inad ii sheegtaan carabka maxaa u keeno fin ama nabar oo xanuun badan xataa liin dhanaan marka ay gaarto aad u balbala cudur miyaa keeno oo gaar ah fadlan ii cadeya .

Finka ama nabarka carabka waxa keeno
Finka ama nabarka carabka waxa keeno

Jawaabta:

Carabka waxaa u keeno inay nabro ama finin kasoo baxaan sababo badan waxaa ka mid ah qofka markuu cabbo cabitaan aad u qabow ama mid aad u kulul sidoo kale marka uu cuno cunto aad u kulul ama mid aad u qabow, waxaa kaloo keeni kara cudurka Herpes ama cudurka nabraha afka ama in xasaasiyad ay jirto xagga cuntada qaarkeed ama inuu qofka afkiisa ku taabtay wax bakteeriya leh, sidoo kale sigaarka isagana wuu keeni karaa, waxaa kaloo keeni kara jirka marka uu ka maqan yahay fitamiin sida feerada (birta) oo kale ama vitamin B12.

Daawada maxay noqon kartaa?

Waxaa lagu daaweyn karaa malabka sidoo kale guushka saliid macsarada iyo dhegayaraha ama geedka sanamakiga iyo khal iyo liin laysku daray, waxaa ku luqluqoon kartaa milix oo lagu nadiifinayo nabarka ama finka.

 

Ciridka barara ee yiridka sidee loo daawayn karaa

The tongue can be caused by many reasons, including when a person drinks a very cold or very hot drink, as well as when he eats very hot or very cold food. It can also be caused by Herpes or oral ulcers, or allergies to certain foods or when the person touches something with bacteria in their mouth. Smoking can also cause it. It can also be caused by the body lacking vitamins such as iron or vitamin B12.

What can be the medicine?

It can be treated with honey, as well as the juice of mace and yarrow or the Senna tree, mixed with vinegar and lemon, you can rinse with salt to clean the wound or pimple.

 

 

يمكن أن تصيب اللسان تقرحات أو طفح جلدي لأسباب عديدة ،
بما في ذلك عندما يشرب الشخص مشروبات شديدة البرودة أو ساخنة ،
وعندما يأكل طعامًا ساخنًا أو باردًا جدًا. كما يمكن أن يكون سببه الهربس أو تقرحات الفم أو الحساسية تجاه بعض الأطعمة أو عن طريق لمس فم الشخص بشيء به بكتيريا. يمكنه أيضًا إحضار السجائر ،
كما يمكن أن يكون سببه نقص الفيتامينات مثل الحديد أو فيتامين ب 12.
أي دواء يمكن أن يكون؟ يمكن معالجته بالعسل وكذلك بمزيج من زيت الخردل وزيت القرطم أو المر والخل وعصير الليمون.
يمكنك شطفها بمحلول ملحي لتنظيف الجرح أو البثور.

Geedka sanamakiga faa’idooyinka caafimaad uu leeyahay

Leave a Reply