Erayada naxariis badan iyo jacaylka xaaska

Erayada naxariis badan iyo jacaylka xaaska

Su’aasha:

webka Daruur wad salamn tihiin wadka ku mahadsan tihiin adega bulshada webka dad badan ayaa ka faa’ideysta, su’aal ayaan qabaa hadalka macaan iyo ereyda dumarka ay ka helaan intee in la eg bay samays ku yeelan karaan gabdhaha, dumarka miyay ka helaan hadalka macaan xiliga sariirta ama istiinka kacsi ma ku keeni karaa hadalka quruxda badan oo amaanta jirkeeda xambarsan, dad badan ayaan sidaa ka maqlay rag waaweyn haweenka waxay ugu jecel yihiin ninka amaana jirkooda iyo quruxdooda waxay ka jecel yihiin ninka lacagta siiya, gabdhaha amaanta iyo lacagta haddi lagu yiraahdo kala doorta amaanta ayay dooran marka faahfahin dheeraad igasoo siya.

Erayada naxariis badan iyo jacaylka xaaska
Erayada naxariis badan iyo jacaylka xaaska

Jawaabta:

Hadalka fiican oo wanaagsan dumarka kaliya masoo jiito dadka oo dhan ayaa jecel wuuna soo jiitaa, maanta haddaad erey fiican ku tiraahdo qof ku caayay berri waa kaa xishoonayaa, marka hadalka waa sixir siduu u kala macaan yahay ayuu u kala sixir badan yahay.

Dumarka aad bay ugu nugul yihiin kalmadaha ninka kasoo fulo, gabadha ma illowdo hadalka, waxaa laga yaabaa hadal aad dhowr sano kahor ku tiri inay kugu soo celiso adigana waadba illowday.

Marka qofka raba inuu xaaskiisa mar kaste ay jeclaato hadalka macaan yuuna ka bakhaylin ereyo naxariis leh oo amaan xambaarsan oon lahayn dhaleeco waa inuu u adeegsadaa hadduu rabo inay jeclaato.

Xaaskaaga haddaad wax kaste siinayso laakin aad caynayso lagama yaabo jacaylkeeda inaad hesho, waxaa laga yaabaa nin jidka maraya inuu kusuoo jiito labo erey naxariis xambaarsan waxaa laga yaabaa inay been yihiin.

Dumarka la qabo maxaa ku rida inta badan inay rag kale shukaansi ula tagaan waxaa sabab u ah ninkooda, shukaansiga haweenka la qabo sidaas ayuu u badan yahay, maxaayeelay wuxuu ka bakhaylay hadalka qurxoon, ninkaas xaaska leh waxaaba laga yaabaa naag kale inuu hadalo macaan ku yiraahdo raga soomaaliyeed ayaa sidaas u badan, marka naagta ay banaanka ka joogto wuu amaanayaa wuuna qadarinayaa laakin markuu soo xaraysto oo uu guriga keeno kiiba maba aha, habeenkii wuu kasoo daahaa hadalo kulkulul ayuu kula hadlayaa, marka dumarka aad bay uga helaan hadalka fiican.

Sidoo kale waxaa la sheegay raaxada sariirta inay kordhinayaan hadalada macaanka badan oo amaanta wata.

Nin baa xaaskiisa ku yiri ereyo naxariis badan wuxuu yiri:

زوجتي سبب سعادتي، زوجتي سبب توفيقي، زوجتي سبب اطمئناني، زوجتي سبب دفئي، زوجتي سبب أماني، زوجتي سبب ضحكتي، زوجتي سبب اعتزازي، زوجتي سبب فخري، زوجتي أساس حياتي، زوجتي أساس مستقبلي، زوجتي أساس عمري، زوجتي أحبك.

Xaaskayga ayaa sabab u ah farxaddayda, xaaskayga ayaa sabab u ah towfiiqdayda, xaaskayga ayaa sabab u ah deganaantayda, xaaskayga ayaa sabab u ah diirimaadkayga, xaaskayga ayaa sabab u ah ammaankayga, xaaskayga ayaa sabab u ah. Qosolkayga, xaaskayga ayaa sabab u ah faankayga, xaaskayga ayaa sabab u ah hankayga, xaaskayga waa aasaaska noloshayda, xaaskayga waa aasaaska mustaqbalkayga, xaaskaygu waa aasaaska noloshayda, xaasku waan ku jeclahay

 

Hadalka Ay Dumarku Aadka U Jecel Yihiin Oo Naxariis Badan Wata

Erayo Naxariis Badan Dumarka Ma Saameeyaan

saameyska ereyada jacaylka
Erayada naxariis badan iyo jacaylka xaaska

Good and good words are not only attracted to women. Everyone loves them and they are attracted to them. Today, if you say a good word to someone who insulted you tomorrow, he will be ashamed of you. When the word is so magical, it is sorcery.

Women are very vulnerable to the words of a man, the girl does not forget the words, maybe a word you counted a few years ago to bring it back to you and you have forgotten it.

When a person who wants to love his wife always loves sweet words and does not be greedy of kind words that carry praise and without criticism, he must use them if he wants to love them.

If you give your wife everything, but you insult her, you may not find her love, maybe a man on the way to attract you with two words of mercy may be a lie.

Why do married women often go to date with other men because of their husband, dating married women is so common, because he is greedy of beautiful words, that married man may also say sweet words to other women who say sweet words to Somali men is so much, when the woman is out he praises and respects her but when he comes home and brings her home it is not a bag, He is late in the night, and he talks to them in warm words, when women get a lot of good words from them.

It has also been reported that bed comfort increases more sweet words with praise.

A man said to his wife words of great mercy:

 

Xaaska wax Dareen ah Aysan daremin xiliga galmada

 

Astaamaha Xaasidka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More