Dareenka ninkayga waa yar yahay ila taliya

Su’aasha:

Walalayan waxan ahay xaas ninkayga waxaan ku arkay dareen yari waagii hore sidaas ayuu ahaa laakin hadda wuu kaso daray waxaa laga yabaa bishii hal mar inaan ka helo galmo anigana ma rabo inaan qalad galo ama nin kale aan ku dhaco wayo dareenkayga aad bu u badan yahay habeenada qaarkooda ma seexan karo kacsi dartii waxaan ku sigtaa mararka qaarkooda inaan wax isgaliyo marka maxaad igula talinaysan.

Dareenka ninkayga waa yar yahay ila taliya
Dareenka ninkayga waa yar yahay ila taliya

Jawaabta:

Waxaa laga yabaa inuu kaaga baahan yahay inaad jceyl u muujiso, waxaa dhici karta inuusan xanuunsanayn laakin uuna ka helin arrimahaas rag sidaas ah ayaa jira, caafimaadkooda dhammaystiran laakin aan xiisaynin sheekada sariirta kaliya bishii hal marka u galmooda dumarkooda, isku day inaad dareenkiisa kiciso ugu dadaal cuntada raga kacsiga u kordhisa sida kaluunka iyo nafaqada saliid seytuun iyo dhamaan waxyaalaha raga xoojiya, haddii arrimahaas wax u tari waayaan oo adigana aadan sabri karin oo dareenkaaga uu yahay miid xoog leh markaas runta u sheeg wixii dantaada ku jiro adaa garanaayo, laakin ha ku degdegin inaad kala tuurto ninkaaga intaad karto isku day si aad u hagaajin lahayd noloshiina, waayo nolosha kuma koobna kaliya galmo inkastoo ay galmada muhim ay tahay.

 

Ninka xaaskiisu inay ku qanacsan tahay sidee buu ku ogaan karaa

He may need you to show him affection, he may not be sick but he doesn’t get those things. There are men like that, who are in perfect health but are not interested in sex. They only have sex with their wives once a month. Try to arouse his feelings by trying to increase the food that increases the erection of men, such as fish and olive oil, and all the things that strengthen men. If these things don’t help and you can’t be patient and your feelings are strong, then tell him the truth. You know what’s in your best interest. But don’t rush to throw your husband away. Try to improve your life as much as you can, because life is not just about sex, although sex is important.

Leave a Reply