Dareenka iyo kacsiga badan maxaa lagu xalinkaraa?

Dareenka iyo kacsiga badan maxaa lagu xalinkaraa?

Su’aasha:

Waad salaamantihiin bahda mareegta Daruur Waxaan ahay Nin doob ah, hadana waan dareen badanahay, waliba dareenka kacsigeyga isma badalo hadaan gaajeysanahay iyo hadaan dharganahay midna, teda kale waxaan ugu daranahay xilliyada aan kaligeyga ahay, waxaan isku arkaa kacsi badan niyad kacsanaan mararka qaar xitaa xubinteyda taranka ayaan isku dayaa inaan gacanteyda kaga istiimo.
Marka walaal maxaa lagu xalinkaraa Kacsiga iyo dareenka badan, maxaase looga gudbi karaa arintaas.
Mahadsanixiin.

Dareenka iyo kacsiga badan maxaa lagu xalinkaraa?
Dareenka iyo kacsiga badan maxaa lagu xalinkaraa?

Jawaabta:

Waad ku mahadsan tahay booqshada Daruur.com  marka aan ka hadlo su’aashaada waxaad ogaataa raga inay ku kala duwan yihiin dareenka kacsiga caadi ahaan kacsiga wuxuu noqonayaa hormuunada jirka iyo abuurista qofka waa sida dabeecada oo kale xanaaqa iyo naxariista iyo qalbijileeca marka kacsiga wuxuu intaas kaga duwan yahay wuxuu ku kordhaa waxyaalaha qaar sida fikirka iyo aragtida dumarka iyo hadalka iyo sheekada galmada iyo cuntada kordhisa awoodda kacsiga.

Marka waxaa la dhihi karaa xalka ugu weyn qofka uu ku xallin karo dhibaatada kacsiga waa guur, guurku waa waddada ugu soo dhow oo kacsiga lagu dejin karo.

Haddii qofka ay duriifo u geeyaan inuu guursan waayo waxaa ku habboon inuu la dagaallamo kacsigaas xadka ka baxsan.

Wuxuu ku dadaalayaa inuu isku mashquuliyo waxyaalaha ka fog dareenka dumarka ama sheekada galmada ama u dhowaanshaha naagaha.

Sidoo kale soonka isagana wuu yareeyaa, soonka lagama wado midka cuntada habeen lasyka badiyo, waxaa laga wadaa qofka inuu soomo habeenkiina uu cuntada iska yareeyo oo uu ka fogaado cuntooyinka qofka kiciya.

Waxaa kaloo qofka mashquuliya shaqada, qofka shaqaynaya oo xil weyn haya kacsigiisa wuu  damaa.

Wuxuu yiri rasuulka SCW:

(يَا مَعْشَرَ الشَّبَابِ، مَنِ اسْتَطَاعَ مِنْكُمُ الْبَاءَةَ فَلْيَتَزَوَّجْ، فَإِنَّهُ أَغَضُّ لِلْبَصَرِ، وَأَحْصَنُ لِلْفَرْجِ، وَمَنْ لَمْ يَسْتَطِعْ فَعَلَيْهِ بِالصَّوْمِ؛ فَإِنَّهُ لَهُ وِجَاءٌ)

(Dhalinyarooy qofkii awoodo guurka ha guursado, maxaayeelay isagaa aragga u laabid badan farjigana u ilaalin badan, qofkii aan awoodin ha soomo , maxaayeelay wuxuu u yahay gooyn)

 

Xadiiska wuxuu ka mid yahay axaadiista tilmaantay xalka doobabka xagga dareenka.

قد اختلفت آراء الحذاق وتشعب مرادات العشاق فمن ذاهب إلى أن الأفضل خزن الأسرار وإن ذلك من فعل الأحرار ومن قائل أن إفشاءها يسر القلب ويسري الكرب ومن قائل بالتفصيل وإن الاذاعة إلى المحبوب مطلوبة إذ هو الطبيب وكتم العلة عنه تعذيب وأما الاباحة لغيره فغير جائزة في مذهب المحبين وفاعلها ممقوت ومن أكبر المذنبين وهذا الطريق قد ادعى في ديوان الصبابة أنه الكاشف عن وجهه نقابة ولا والله ماله فيه ذرة ولم يكن ارتضع من هذا اللقح دره وأنا أنبه على من استنتج هذه الآراء المحررة ودون هذه المذاهب المحبرة فأقول أعلم أن الطرق الثلاث موجودة في كلام صاحب النفحات القدسية والألطاف الربانية المعطر بنفثات فيه الأقطار القائم بأعباء المحبة والأسرار قطب دائرة الوجود على رغم كل معاض سيدي عمر بن القارض أفاض الله علينا من امداداته وشملنا بألطاف عناياته فمن كلامه في المذهب الأول وهو الحقيق بالنصرة وعليه المعول.
وللحب أقوام كرام نفوسهم … منزهة عما سوى الحب يا خلي
إذا أودعوا سراً رأيت صدورهم … قبور الأسرار تنزه عن نقل
ومن قوله في المذهب الثاني وهو صريح في استيفاء الشروط المذكورة.
وابثثتها ما بي ولم يك حاضري … رقيب بغى سري بخلوة جلوتي

تملكت أوصاف المحاسن والبها … وزينت أرباب اللطافة والعقل
فمذ أعجز الحساد شيء تقوله … رموك بأوصاف القطيعة والبخل
فلا تثبتي بالهجر زور كلامهم … ولكن صليني وابطلي الزور بالنقل
ولا تمطلي بالوعد قلباً معذباً … وإن صح أن الشيء يعذب بالمطل
ومن ألطف ما وقع في الرسائل من النكت العجيبة والطرف الغريبة الناشئة عن فرط الذكاء الذي يغلب نوره على ابن ذكاء إن ابن السلطان صلاح الدين افتتن بقينة حتى تملك حبها قلبه فعلم أبوه أمره فمنعه عنها فازداد غمه فأرسلت إليه كرة عنبر فلما كسرها وجد فيها زراً من ذهب فلم يدر ما أرادت بذلك فأطلع على سره القاضي الفاضل فقال:
أهدت لك العنبر في وسطه … زر من التبر قليل اللحام
فالزر والعنبر معناهما … زر هكذا مختفياً في الظلام

Ninka ma istiimin karaa xaaskiisa Soonka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More