Daal iyo caajis ayaa igu dhacay markaan joojiyay siigada
Su’aasha:
Asc wll wan idin salamay Wana idin kaga mahad celinaya sida wanagsan àad hoowshan uwadan idinko ka egaya Dan kasta din ahay cafimad ahan waxaan idin weydin laha afadan xun ayan muda waday hada wanjoojiyan alxamdullilah malmahan waxaan isku arka cajiin ilgoo daal fara badan marka ruuxa wax umudo laqabsaday Hadi ujarayo waxyalahan miyay laso darsan tuusale aniga siigo ayan waday qangarkeygi ila hada marka àan joojiyay wax yalahan ayan isku arkay mida kale anigo joojiyay bahashan waxaan wali joojin laahay qorAlada wasmada iyo dawashada porn ka ama filimada wasmada ah side ukufican ee laiskaga jara mahadsanidiin.
