Site icon Daruur درور

Zinada Ilaahay dartii looga tago waxa laga faa’ido

Su’aasha:

Danbiga zinada qofku haduu faraha ka qaado ilaahy dartii uga tago maxaa laga faaidaa.

Zinada Ilaahay dartii looga tago waxa laga faa'ido
Zinada Ilaahay dartii looga tago waxa laga faa’ido

Jawaabta:

Zinada waa dambi weyn oo lagu mutaysto naar maalinta aakhiro, haddii Alle aan kuu dhaafin.

Si xoog ayay uga digtay diinta islaamka sinada, marka inaad ka dheeraato waa waajib ee maha wax ikhtiyaar ah, qofkii dambi ka dheeraado asoo Alle ka baqayo ajir weyn ayuu helayaa taas shaki kama taagna.

  Wuxuu yiri nabiga (SCW) asoo ka hadlaya sameyska xumaanta:

(…وإن هم بسيئة فلم يعملها كتبها الله عنده حسنة كاملة..)

(…qofka hadduu damco xumaan oo uusan samaynin Alle wuxuu agtiisa ugu qorayaa xasano dhammaystiran…)  rd

Exit mobile version