Waxaa aad loogu faafiyay saadaha lasoo dhaafay video ay soo duubtay Xildhibaanad Muna Kay kaasoo qabsaday baraha bulshada iyadoo ka hadlaysa dhibka loo geystay, muuqaalkan waxay ku weerartay xukuumadda RW Xasan Cali Khayre.
Muna Kay oo ah gabar ka timid dalka maraykanka aad ayay u taageeri juirtay Farmaajo iyo Khayre, laakin hadda waxaad moodaa inay noqotay mucaarad marka ay la kulantay waxa qabsaday daraad.
Daawo Muuqaalka