dad badan ayaa baraha bulshada soo bandhigay oo isweydiiyay Farmaajo iyo Khayre waxay soo celin la’yihin amniga Muqdisho waxay taraysaa inay ku fanaan waxyaalo aan faan ku jirn.
Qofka masuulka ah waxaa laga rabaa inuu ka fikiro dalka iyo dadka waxa ay u baahan yihiin.
Farmaajo iyo Khayre hadalka ayay ku fiican yihiin iyo ballanta shaqada iyo oofinta waxay ku yihiin dad aan laga haynin waxna.
Dadka baraha bulshada sawiradanayay wadaan :
adiga maxaad ka qabtaa dadka Farmaajo iyo Khayre ku sheegaya waxyaalahan aan soo sheegnay.