Xaaskayga markaan taleefan kala hadlayo xataa annaga oo aan kaba sheekaysanayn wax galmo khuseeya hadana waxan dareemaa kacsi badan kadibna waxaan isku arkaa qoyaaan, ma la odhankaraa waxaan ahay qof kacsi badan.
Jawaabta:
Qofka hadduu xaaskiisa muddo moog yahay ama uu ku cusub yahay guurka inta badan kacsi ayuu dareemaa markuu la hadlayo, qofka kacsiga badan waa qofka mar kaste galmo u baahan xataa hadduusan cunto fiican helaynin.