Site icon Daruur درور

Xaaskayga biyaha faraha ma ugu keeni karaa

Xaaskayga biyaha faraha ma ugu keeni karaa

Su’aasha:

shekhow waxan donaya inaad iga jahilbixiso xaaskayga biyaha farta ayaan uga keenayaa mararka qaar taas diinta maxay ka qabtaa mala dhihi karaa siigo waaye, galmada caadiga iyadana sida badan kuma biyabaxdo laakin faraha markaan u galiyo raaxo daran ayay dareemaysaa biyaha ka baxaan

Xaaskayga biyaha faraha ma ugu keeni karaa
Xaaskayga biyaha faraha ma ugu keeni karaa

Jawaabta:

Ninka iyo naagtiisa qaabka aad sheegtay way ku raaxaysan karaan, wax dhib ma laha siigana lama dhihi karo taas.

Haddii sidaas ay ka helayso u sameey, waayo jacaylkiina ayaa kordhayo marka aad si fiican ugu raaxayso.

Dumarka qaar raaxadooda farjiga afkiisa ayay ku badan tahay faruuryaha iyo kintirka meesha laga jaray.

Adigana biyaha gacanteeda way kaaga keeni kartaa.

 

 

Hadaan kastuumada jeexa faruuryaha waweyn iska galiyo sigo miyaa

 

 

Riyada galmada qaldan halkan ka daawo

 

The man and his wife can enjoy the way you mentioned, there is no problem and it cannot be said that.

If so, do it, for your love increases when you enjoy it well.

Some women’s vaginal pleasure is more in the front of the fingernails and the cut-off clitoris.

It can also bring cum by her hand.

 

Exit mobile version