Site icon Daruur درور

Will Connolly Wiilka Ukunta oo loo aruuriyay 30.000 dollar

Wiilkii ku dhuftay ukunta ninka cunsuriga oo taageero weyn ka helay adduunka.

Will Connolly Wiilka Ukunta oo loo aruuriyay 30.000 dollar
Will Connolly Wiilka Ukunta oo loo aruuriyay 30.000 dollar

wiilka oo da’diisu tahay 17 oo lagu magacaabo Will Connolly, wiilka oo kasoo horjeestay nin hadal xun ku hadlayay oo muslimiinta lid ku ah.
Will Connolly oo lacag loo aruuriyay oo gaaraysa 30.000 doolar.

wuxuu sheegay wiilka ukunta “egg boy” siduu ku caan baxay lacagtan badankeeda in loo dirayo muslimiinta dalka New Zealand.

Will Connolly wuxuu sheegay inaysan muslimiinta ahayn argagixiso sida ay sheegayaan dadka islaamka neceb.

 

 

Exit mobile version