Wiilka asoo qaawan masjidka ku tukaday

A young Somali man prayed without conditions of prayer

Wiilka ku tukaday asoo qaawan masjidka aad buu ugu faafay baraha bulshada.

sawirka dad badan ayaa arkay, wiilka wuxuu xirnaa puma kaliya sida kaaga muuqato sawirka. puumahana wuxuu ka korreeyay jilbaha.

sida la og yahay salaadda waxay leedahay shuruud ay ku ansaxayso.

shuruudaha salaadda waxaa ka mid ah in cawrada in la asturo nin iyo naagba.

cowrada ninka waxay tahay inta u dhexysa jilibka iyo xudunta.

cowrada dumarkana waa jirka oo dhan waxan ka ahayn wejiga iyo calaacalaha.

marka salaadda qofka ku tukado dhar qaawan ama qaab khilaafsan shuruudaheeda kama ansaxyso.

Wiilka asoo qaawan masjidka ku tukaday
Wiilka asoo qaawan masjidka ku tukaday

waxaa yaab badan wiilkan miyuu waayay qof u sheego shuruudaha salaadda, haddaba waa gobolkee uu kasoo jeedaa wiilka sidan ku tukaday.

waxay u eg tahay salaadda inay tahay salaad taraawiix.

falkan oo kale wuxuu ka dhacaa qof khamro soo cabbay oo sakhraasan ama qof qaad ama jaad soo cunay oo marqaansan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More