Site icon Daruur درور

Wiil damcayo walaashiisa maxa talo ah loo jeedin karaa

Wiil damcayo walaashiisa maxa talo ah loo jeedin karaa

Su’aasha:

wiil dhalinyar ah an saaxibo ahayn wuxu i sheegay arin aan la yabay taso ah inuu urursado kastuumada hooyadiisa iyo kastuumada walaashiisa markas kacsi ayuu darema wuuna ku sigeysta, wilka aabihisa mar hore ayu dhintay wuxuu la nool yahay walaalihiisa oo gabdho isaga ka weyn iyo walaalihisa wilal isaga ka yaryar marka wilkaas maxaa la dhihi karaa ma cudur buu qabaa qofka u kacsanaya walaashiisa dambi intee la eg ayuu galaa qofka walaashiisa damco ama is taabto kaas waso arkay ninkaas wuxuu ii shegay asoo ka murugsan oo talo iga rabo siduu uga hari lahaa, qof ogna ma laha sheekada idinka maxaa talo aad siinaysan ninkaas?

Wiil damcayo walaashiisa maxa talo ah loo jeedin karaa
Wiil damcayo walaashiisa maxa talo ah loo jeedin karaa

Jawaabta:

Qofka muslinka wuxuu ka fogaadaa xumaata oo dhan, lagama yaabo inuu damco qaraabadiisa sida walaasha iyo hooyada iyo eeddada iyo habaryarta, sinada maxaarimta waa sinada ugu daran xagga dambiga.

Qofka noocaas ah shaydaanka ayaa ka xoog badiyay mana aha inuu naftiisa iyo shaydaanka ku raaco xumaantaas.

Waxyaalaha keena in dadka walaalaha ah ay xumaan isku sameeyaan waxaa ka mid ah jahliga laga jaahil yahay diinta, sidoo kale filimada gaalada ay dadka kusoo faafiyeen oo dhalinyarada ku dhiirrgalinaya xumaanta noocaas ah, sidoo kale saaxiibka xun oo arimahaas kugu boorrinaya in hooyadaada aad jirkeeda fiiriso ama walaashaada, arrimahaan oo kale ma jirin waagii hore, marka internetka uu soo baxay ayay soo bilowdeen inay soo bataan, sheekooyinka oo lagu faafinayo internetka oo la xiriira galmada qaraabada ama xumaanta ka dhex dhacdo wiil iyo walaashiisa ayaa sii badatay, siiba marka bulshooyinka kale la dhex galay, dadka soomaalida dhaqan ahaan aad bay uga fogaanayaan gabdhaha qaraabada, xataa dhalinyarada xunxun kuma saqajaamaan dumarka iyaga u dhow waxaa laga yaabaa xumaantiisa inuu la aado meel kale, laakin way adag tahay gabar adreer dhalay ama abti dhalay inuu wax ku sameeyo, laakin hadda sidaas sheekada way iska badashay, dadka xumaanta dhexgalay meel xun ayay usii jiidaysaa xumaanta, gaalada ayaan ku faafinaya dunida xumaantaas nin iyo walaashiisa inay isku dhacaan wasay rabeen oo ay qorsheynayeen.

Marka qofkaas waxaa laga rabaa inuu faraha kala baxo dambiga inuu ka towbadkeeno oo uu la dagaallamo shaydaanka iyo inuu quraanka akhristo oo uu ducaysto qalbiga Alle ayaa dejin kara, sidaas ayaa laga rabaa inuu ahaado, wixii xunna inuu ka dheeraado, saaxibada xunxun inuu ka fogaado si aysan sheekada ugu soo qaadin.

Ma aha dabiici inay isu kacsadaan dad walaalo ah ama ay is damcaan waa arin qofka muslinka aan marna qalbigiisa kusoo dhicin, wiil wiil kale inuu damco ma aha fidra ahaan wiilka damco wiilasha waa qof shaydaan wato, wiil rabo inuu galmo la sameeyo nin.

 

Anoon is ogeyn ayaan hurdada ku siigaystaa afkana waa iga dhareeraa

وقال ابن القيم رحمه الله عن وطء الأم والبنت والأخت : ” فإن النفرة الطبيعية عنه كاملة ، مع أن الحد فيه من أغلظ الحدود في أحد القولين وهو القتل بكل حال محصنا كان أو غير محصن ، وهذه إحدي الروايتين عن الإمام أحمد ، وهو قول إسحاق بن راهويه وجماعة من أهل الحديث . وقد روى أبو داود من حديث البراء بن عازب قال : لقيت عمى ومعه الراية فقلت له : إلى أين تريد ؟ قال بعثني رسول الله إلى رجل نكح امرأة أبيه من بعده أن أضرب عنقه وآخذ ماله . [ صححه الألباني في إرواء الغليل (2351) ] .
وفي سنن أبي داود وابن ماجه من حديث ابن عباس قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : ( من وقع على ذات محرم فاقتلوه ) . [ ضعفه الألباني في ضعيف الجامع (5524) ] .
….. وقد اتفق المسلمون على أن من زنا بذات محرم فعليه الحد ، وإنما اختلفوا في صفة الحد هل هو القتل بكل حال أو حده حد الزاني ؟ على قولين ، فذهب الشافعي ومالك وأحمد في إحدى روايتيه إلى أن حده حد الزاني ، وذهب أحمد وإسحق وجماعة من أهل الحديث إلى أن حده القتل بكل حال ” انتهى من “الجواب الكافي” ص (270) باختصار .
وقال سبحانه : ( وَالَّذِينَ لا يَدْعُونَ مَعَ اللَّهِ إِلَهاً آخَرَ وَلا يَقْتُلُونَ النَّفْسَ الَّتِي حَرَّمَ اللَّهُ إِلَّا بِالْحَقِّ وَلا يَزْنُونَ وَمَنْ يَفْعَلْ ذَلِكَ يَلْقَ أَثَاماً يُضَاعَفْ لَهُ الْعَذَابُ يَوْمَ الْقِيَامَةِ وَيَخْلُدْ فِيهِ مُهَاناً إِلَّا مَنْ تَابَ وَآمَنَ وَعَمِلَ عَمَلاً صَالِحاً فَأُولَئِكَ يُبَدِّلُ اللَّهُ سَيِّئَاتِهِمْ حَسَنَاتٍ وَكَانَ اللَّهُ غَفُوراً رَحِيماً ) الفرقان/68- 70. وقال تعالى : ( وَإِنِّي لَغَفَّارٌ لِمَنْ تَابَ وَآمَنَ وَعَمِلَ صَالِحًا ثُمَّ اهْتَدَى ) طه/82 ، وفي هذه الآية إرشاد إلى أن التائب ينبغي له أن يكثر من الأعمال الصالحة ، وأن يسلك طريق الهداية ، ويبتعد عن أسباب الغواية . المصدر

A Muslim person avoids all evil, he may not covet his relatives such as his sister and mother and aunt and aunt, foresgiving is the worst sin.

Such a person has been overpowered by Satan and should not follow himself and the devil in that evil.

Among the things that cause brothers and sisters to do evil to each other are the ignorance of religion, as well as the films of the unbelievers that are spread to the people encouraging young people to do such evil, as well as the bad friend who urges you to look at your mother or sister in these matters, such things did not exist in the past, When the Internet came out they began to flourish, stories that are being spread on the Internet about the sex of relatives or the evil between a boy and his sister have increased, especially when other communities are integrated, Somalis are traditionally very far away from relative girls, even bad young people do not like women close to them and their evil may go elsewhere, But it is difficult for a daughter of an adreer, or an aunt who gave birth to her, to do anything to her, but now the story has changed, and the wickedness of those who have entered into evil is dragging evil into an evil place. I am spreading in the world the wickedness of a man and his sister, that they may fall together because they wanted and planned.

Exit mobile version