Wiil an garanayo oo an guri wada daganahay oo ku riyooday anigo lay dilayo
Su’aasha:
wiil aan garanayo oo an qol wada daganahay ayaa ku riyooday anigo la idilayo wuxu igu dhahay riya ayaad igaga hor imatay waxan kudhahay askar aya dadka dileysa is ilaali markaad isii daba mareyse ayaa xabad la soo tuuray aniga wan ka gambaday adiga ayaay kugu dhabarka kaga dhacday ayu igu dhahay markad sojeedsatayna sujuud ayaay kaga dhacday mid kale ana waan cararay ayuu igu dhahay.
