Waxqabadka Banii Umaya iyo adeegga diinta ay u adeegeen

Banii Umaya waa qolada la wareegtay xukunka muslimiinta khulafada kaddib, casriga ay joogeen meelo badan ayuu gaaray islaamka ilaa wuxuu gaaray dalka Spain, waa casriga la diiwaan galiyay Axaadiista rasuulka (scw) lama soo koobi karo waxqabadka ay u qabteen muslimiinta.

 

Masjidka jaamic al-umawi oo dimashq ku yaalla
Masjidka jaamic al-umawi oo dimashq ku yaalla

لما دخل الخليفة العباسي المهدي دمشق نظر إلى جامع دمشق فقال لكاتبه سبقنا بنو امية بثلاث: بالجامع الاموي ولا اعلم على ظهر الارض مثله، وبنبل الموالي،وبعمر بن عبد العزيز لايكون والله فينا مثله أبدا ثم اتى بيت المقدس فنظر الى قبةالصخرة التي بناهاعبد الملك بن مروان فقال وهذه الرابعة.

Markuu galay khaliifaha cabbaasiga magaalada Dimashq wuxuu ku yiri qoraagiisa: reer banii Umaya waxay nagaga hormareen seddex:

Masjidka Umawiga ma ogi mid la mid ah inuu dunida jiro, iyo bilisnimada dadka mawaalida (addoomaha) iyo Cumar bin Cabdilcaziiz lagama yaabo isaga oo kale in laynaga helo, markaas wuxuu tagay masjidka qubtausakhra oo ku yaalla baytul maqlid oo uu dhisay Cabdulmalik bin Marwaan : tanna waa midda afraad:

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More