Site icon Daruur درور

Waxan kuriyody gabar habayar u ahay 4 bil kahor dhimatay oo soo noolaatay

Waxan kuriyody gabar habayar u ahay 4 bil kahor dhimatay oo soo noolaatay

Riyada:

Waxan kuriyody gabar habayar u ahay 4 bil kahor dhimatay oo soo noolaatay waxayna iledahy madhimane wan suuxsanaa wajigedana nuur kabaxayo meel ban islajogny oo school ah waxbarasho bana bilownay leyahy ana marwo ahay wali ubad dhalin riyadas maxay noqon kartaa sheikhow

Waxan kuriyody gabar habayar u ahay 4 bil kahor dhimatay oo soo noolaatay
Waxan kuriyody gabar habayar u ahay 4 bil kahor dhimatay oo soo noolaatay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay heli doonto naxariista Alle

Waana riyo fiican , adigana waad farxi doontaa, nolol wanaagsan ayaad helaysaa inshaa Allaah

 

Halkan ka daawo riyada qofka dhintay 

 

The dream indicates that the girl will receive the mercy of Allah

It is a good dream, and you will rejoice, and you will have a good life in the hope of Allah.

Exit mobile version