Waxan ku riyooday xaaskayigo nin shuminaya
Su’aasha:
A S C, waxan ku riyooday aniga iyo xaaskayigo inago habeen guri wada fadhina ayan TV ga filin ban wada daawanayinay marka nin an garanayin intu nosoo galay ayu nala fadhiis’tay kadib filin’ki isago nala daawanayay ayay xaaskayigu ku tidhi ninka isha dhax’disa waxba iga galay e iga afuuf o iga soosar marka aniguna wan iska daawanayay filinka wax yar kadib unban arkay ninki o shuminaya xaaskayiga wan kacay ninki ban feedh ku garaacay gabadhi xaaskayiga iyadu way iga carartay e bal riyaadan I fasira mahad sanid.
