Waxan ku riyooday wiil walaalkay gadaal looga tegayo

Su’aasha:

Asc marka hore salaam waxan ku riyooday riyo xun laba jeer ayan riyada arkay wana riyo galmo ah waxan ku riyoday wiil walaalkay ah isaga o marna gadaal loga tegayo marki labadna waxan ku riyoday isago wiil yar noqday o wiil yar o kale gadal uga tegeya
Note Wiilka walalkay ah aqlaaq iyo diinba wan ku ogahay balse riyadaasi argagax iyo murugo ayan kala kulmaya maxay noqonay
Jwaab.

Waxan ku riyooday wiil walaalkay gadaal looga tegayo
Waxan ku riyooday wiil walaalkay gadaal looga tegayo

Jawaabta:

Riyada galmada nin nin kale u tagayo ama wiil wiil kale u galmoonaya laguma fasiro sida ay tahay ee waxaa lagu fasiraa ninka loo tagay inuu ka faa’idayo kan u tagay, waxaa kaloo lagu fasiraa inuu wax ka caawin doono, ee ma aha riyo sida ka muuqato inay xun tahay, fasirka galmada macne kale ayuu yeelanayaa marka riyada la aado siiba xaaladda markay sidaas tahay.

Marka haka shakinin walaalkaaga akhlaaqdiisa ee ma aha waxa aad aragtay galmo ama xumaan inuu samaynayso.

Waxay noqon kartaa inuu wax ka heli doono qofkaas waxaas wax kaste ha noqdaane.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More