Waxan ku riyooday ninkayga oo la galmoonaya naag u qabo wiil yaroon habo u ahay
Riyada:
a s c waxaan riyo ku arkay gurigayga hortisa biyo sidi bad camal o kale ninkayga iyo naag u qabo wiil aan habo u ahay iyago biyaha kuwada jira o raaxaysanaya aniguna waan fiirinayay o wax maseer iyo xanaaqna maan lahayn markay raaxaysten kadib ayaan naagti ku idhi si fiican baad ula raaxaysatay sow maaha ee bal riyadan isoo fasira

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga inuu wanaag u samaynayo naagtaas.
Waxay ka heli doonto waxtar ama kaalmo.
Ee riyada galmo toos ah ma tilmaamayso
Halkan ka daawo riyada galmada
The dream indicates that your husband is doing good for that woman.
She will receive benefit or assistance from him.
The dream does not indicate direct sexual intercourse.