Site icon Daruur درور

Waxan ku riyooday haweeney wiilkeeda gabar u doontay

Su’aasha:

Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday haweeney wiilkeeda gabar u doontay guriga gabadha aye kaso qadatay mac macaan wiilkeda aye dhahde jikada iiga keen macmacaan wuu donay wuxu arkay kii ey naagtu kentay wu so qaatay kan aya ka macan ayu dhaha anne macmacaankii ayan firi is dhahay qeyb yar ayan ka cunay mid aad u fican ayu aha wiilkii sida qof dabal dagayo ayu fadhiga kora wu kaso daga sidas ayu usi koraayay.aqoone uma lihi dadkan. Jazakaallh

Waxan ku riyooday haweeney wiilkeeda gabar u doontay
Waxan ku riyooday haweeney wiilkeeda gabar u doontay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa farxad inay idin soo dhow dahay waliba adiga inaad wax heli doonto oo aad ku faraxdo nolol fiican iyo mustaqbal wanaagsan riyada waa riyo fiican.

Exit mobile version