Waxan ku riyooday haweeney wiilkeeda gabar u doontay

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday haweeney wiilkeeda gabar u doontay guriga gabadha aye kaso qadatay mac macaan wiilkeda aye dhahde jikada iiga keen macmacaan wuu donay wuxu arkay kii ey naagtu kentay wu so qaatay kan aya ka macan ayu dhaha anne macmacaankii ayan firi is dhahay qeyb yar ayan ka […]
Gabar ku riyootay hooyadeeda oo macmacaan samaynaysa

Su’aasha: Asc wll qaaliya waxan rapa in aad ifasirto riyo waxan kuriyoodi hooyi iyo habaryar oo isla joogan macmacaan hagaajinayaan ana aan uadheegaya mana aqaano sababta lohagaajinaya blse hal mar waxan maqli hooyo oo dhihi haysa shali guriga heblaayo ayan aadhay wahey igu dhaxti wilkeyga ayan intisaar uso dooni rapni asaga wuu maqanyahay in uu […]
