Waxan ku riyooday gabdho iyo saaxiib hore

Su’aasha:

Asc gudomiye : Waxan Ku riyoday anigo dukaan Iska iibinayo dukan dukamadeyda Ka mid ah waxana lahadlaayay qofka joga meshas waxaan Ku iri wan idin sugaya adiga iyo hebal hebelkaasna waa nin kale an AAD u wada hadlin yacni isma dhexgalno balsa Sxbo hore Ayan ahan jirnay kii I shaqenayay Ayan Ku iri adiga iyo hebal waan idin sugaya mesha lacag intasa Ka Sii Ethiopian Ka kadib qofki an lahadlaayay ninkii en Sxbo an ahan jirnay an wayahan AAD isugu fiicneyn ayaa Ka dhex hadlay Tel phone kii oo yiri bismillah ama bisinka Aso yacni faraxsan madaama an magaciisa shegay marka ninkasna ma isgalgalno kadib waxan damcay inan aado tuuladaas waxan rabay qof I raaco waxan arkay 3 gabdhood on hore ugu qaaday gaarigayga balsa mid Ka mid ah nin BA qaba wan aqan labada kale ma aqan ninki qabey baa I maqlay ano dhahayo tan Ayan Wadan laha hadii ninkeda yelayo misa wa hurday ninkeda o wuu so kacay waxuu yiri wado kadibna waan israacney Garigi Ayan kaxeeyay.

Waxan ku riyooday gabdho iyo saaxiib hore
Waxan ku riyooday gabdho iyo saaxiib hore

Jawaabta:

Riyada waxaa laga fahmayaa in ninkaas aad isku laaban doontaan oo sidii hore aad noqon  doontaan waxaana sabab u noqonaya gabar inaad isku soo laabataan waxaa kaloo riyada ku jirto farxad iyo qalbi fayow inaad heli doonto oo shaydaankana Ilaahay idinka fogeyn doono.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More