Waxan ku riyooday dibqalooc weyn oo kasoo hoos baxaya sariirta caruurta

Waxan ku riyooday dibqalooc weyn oo kasoo hoos baxaya sariirta caruurta

Su’aasha:

Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday dib qalooc weyn oo kasoo hoos baxaya sariirta caruurta ina dilo ayan isku dayay wu ku labtay hadane waxa soo baxay labo bahal yar oo isla socdo kab ayan ku dilay bananka usaray mar kale ayu so baxay dib qalooci hadane wu iga badbaday sarirta ayu ku labtay waxan dhahay ku joog meeshaada dar alle dhibna ha no geysan waxan is dhahay bahal yaris miya la hadle ani le isku jawabay wuu fahmaya hadalkada ayan isdhahay. Jazakaallh.

Waxan ku riyooday dibqalooc weyn oo kasoo hoos baxaya sariirta caruurta
Waxan ku riyooday dibqalooc weyn oo kasoo hoos baxaya sariirta caruurta

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan dad cadow ah oo idinku dhex jira oo guriga idinla jooga oo qaraabada ama ehelka ah,  riyada waa digniin ee aad isaga ilaaliya dadka labada weji leh oo afka malab ka sita oo hadal macaan ku hadla laakin caloosha mariid ka wata.

Riyada xaaskayga oo igu soo tuurayso dibqalooc madow

The dream indicates that there are enemies among you who are at home with you who are relatives or relatives, the dream is a warning to protect yourself from people with both faces who carry honey in their mouths and speak sweet words but have a stomach.

 

Halkan ka daawo riyada dibqalooca oo faahfaahsan

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More