Site icon Daruur درور

Waxan Ku riyooday anigo hilib dooro karinaayo

Su’aasha:

Asc gudoomiye ,, waxan Ku riyooday anigo la jogo aabahay guri waxa Irida xafada so istagay nin maskin an garanayo waxu yiri manta adan Ku imid wax I isii waxa markiba istagay aabahay markasu ninki siiyay bir yiri qado gado marka ana inan shiliman ugu daran rabay lakin aabe I iso firinayo ayan arkay wan iska xarestay shilimanti Wana baxay ninki markas aniga waxan guriga so galiyay digsi uu Ku jiray dooro iyo maraq oo an aniga karinayay marka abahay aya I waydiyay inay bislatay ana wanka tusay in hilac ka dhexkacayo kadib waxan arkay gabar cadaan aad modo oo quruxbadan oo dhabtayda jiifta camal. Ana an dudkeda salaxayo an wax iska tusayno facebook riyadas ayaan Ku riyoday

Waxan Ku riyooday anigo hilib dooro karinaayo
Waxan Ku riyooday anigo hilib dooro karinaayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa nolol barwaaqo leh inaad gali doonto oo aad garab istaagi doonto dadka tabaalaysan, waliba karinta digaaga waxay tilmaamaysaa nolol farxad leh xagga mustaqbalka, waxaa dhici karto inuu yahay guur fiican ama haddii aad tahay xaas ninkaaga inuu si farxad waqtiga kula qaadan doono.

Exit mobile version