Site icon Daruur درور

Waxan ku riyoodaa marwalba aniga wax dhiganaya bugaag sita

Su’aasha:

Asc wallo waxan ku riyoodaa marwalba aniga wax dhiganaya bugaag sita.

Waxan ku riyoodaa marwalba aniga wax dhiganaya bugaag sita
Waxan ku riyoodaa marwalba aniga wax dhiganaya bugaag sita

Jawaabta:

Waa riyo tilmaamaysa wanaag iyo mustaqbal fiican iyo guul, waxbarashada waxay astaan u tahay guusha iyo mustaqbalka wanaagsan.

Exit mobile version