Site icon Daruur درور

Waxan ku riyoodaa anoo dad is raacno markiiba waan ka haraa

Su’aasha:

Asc walaalayaal waxan ku riyoodaa anoo dad is raacno markiiba waan ka haraa wax waliba aan wato wey iga lumaan mar waliba wey igu soo noq noqota riyadaa.

Waxan ku riyoodaa anoo dad is raacno markiiba waan ka haraa
Waxan ku riyoodaa anoo dad is raacno markiiba waan ka haraa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in aad ku sugan tahay murug iyo walwal siiba waxaad ka fikiraysaa waxyaalo aan faa’ido kugu jirin, ama waxaad dareemaysaa kalinimo, waxaa lagaa rabaa inaad badsato xuska Ilaahay, quraanka akhriso ducada badso marka aad seexanayso iyo marka aad soo toosto.

Exit mobile version