Waxan ku riyoday naaskayga oo soo go’ay misna gacanta ku haayo
Su’aasha:
Asc waxan ahay gabar an weli la guursan waxan ku riyoday naaskayga oo soo go’ay misna gacanta ku haayo hadana an leyahy mid qurxoon aya iso baxay. Maskaxdayday wayka bixi wayse sheeq ayan arkay leh riyo hadad ku riyoto naaskaga o goay misna dhulka kudhacay fasirkeda ha radinin lkn aniga igama dhicin xabadkayga ayan ku ag haaye pls is fasir shukran.
