Site icon Daruur درور

Waxan ku riyoday marar badan macalinkeyga ani asi oo isku soo dhawaaneyno

Waxan ku riyoday marar badan macalinkeyga ani asi oo isku soo dhawaaneyno

Su’aasha:

Waxa ku riyoday marar badan macalinkeyga ani asi oo isku soo dhawaaneyno mar xita waxa ku riyoday anako is gursaneno ani runti waka naxa marka ku riyodo majecli mar mar waxa is dhahaa amo sheydaan yahay lkn salad suwax kohor aa arkaa riyada ayaamo marka aa ku riyonin o is dhoho alx woka haray hada wo igu solabta xale iyo hawen hore xita waku riyooday.

Waxan ku riyoday marar badan macalinkeyga ani asi oo isku soo dhawaaneyno
Waxan ku riyoday marar badan macalinkeyga ani asi oo isku soo dhawaaneyno

Jawaabta:

Riyada ma aha sida aad u malaynayso riyada waxay tilmaamaysaa wanaaga idinka dhexeeyo adiga iyo macalinka iyo sida uu kuu tixgalinayo, waxaa dhici karta inay si toos usoo baxdo riyada oo aad is guursataan haddii da’ ahaan aad munaasib isku tihiin.

Riyada guud ahaan waa riyo wanaagsan.

The dream is not what you think, the dream indicates the good relationship between you and the teacher and how he considers you, it may happen that you get married directly in the dream if you are of the same age. The dream is generally a good dream.

 

Halkan ka daawo riyada macalinka 

Exit mobile version