Waxan ku riiyooday anoo garka xiiranaya waxana reebta qeybta hoose
Su’aasha:
Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo garka xiiranaya waxana reebta qeybta hoose sida (Goat Bread) gar orgi camal sharabadana waan iska xiiray waxana u xiirtay sida sunada marka maxaa lagu fasiira wlllo?
Fadlan si deg deg iga soo jawab wllo Mahadsanid.
