Site icon Daruur درور

Waxan ku riiyoday nin musharax xildhibaan ii diri raba Canada

Su’aasha:

Asc Sheekh xalay waxan ku riiyoday nin musharax xildhibaan oo aan la shaqeynaya oo ii dhahaya Dalka canada ku geeynaya asagoo magaceyga saddaxan iga qoraya maxay noqon karta fasiirka riyadaas.

Waxan ku riiyoday nin musharax xildhibaan i diri raba Canada
Waxan ku riiyoday nin musharax xildhibaan i diri raba CanadaXILDH

Jawaabta:

Waxaad ka heli doontaa ninkaas ama qof kale jago haya war aad ku faraxdo oo mustaqbalkaaga wax weyn ka badalaya, waa riyo fiican khayr Allaah hakaaga dhigo, waxaa kaloo ay tilmaami kartaa riyada ninkaas inuu ku guulaysan doono doorashada uu gali rabo.

Exit mobile version