Waxan arkay nin meel juq eh kaso baxay oo dhalo yar wax ka cabayo
Su’aasha:
Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo socdo wadada waxan ka imaday waxbarashada waxan arkay nin meel juq eh kaso baxay oo dhalo yar wax ka cabayo waxan is dhahay qofkan wu waalanyahe intusan ku arag ka orod wa so orday waxan arke naag wadada mareyso waan raacay dhinaca ani aan u lexday aye iila leexatay maad baxdid ayan dhahay wan ka cabsanaya ninkan aye i dhahde waxa imaday gabdho dhar jaale wato hal gabar aya u keentay ninkii gaari gacan wuu watay garigii ani io gabdho asxabteyda aya so baxne waxey ku sheekesanayan gabar kale oo wax nala barato ayagoo ku tilmamayo ine leedahay uur ee qarsoodi mid aya dhahesay saca waa la galay ane waan ku qoslaya waxe sheegayan.jazakaallh
