Waxaan ku riyoodey gabar guriga lagu dhalay oo hooyadey leh way dhimatay
Su’aasha:
Waxaan ku riyoodey walaalkey xaaskiisi oo horey ufurey oo gurigeena cunug ku dhaleysa kadib aan maqlaayo hooyadeey oo dhaheysa alla gabadha waa dhimatey maxaa lagu fasiri karaa riyadaas.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan mashaaakil iyo arrimo murug kuu keenaya arrimahaas waxay lasoo gudboonaan doonaan cidda Ilaahay khayr haka dhigo, waxayna u badan tahay dhacdada inay la xiriirto xaaska walaalkaag.