Waxaan ku riyoodey aniga oo cunug yar haayo cunugana uu ooynaayo
Su’aasha:
Waxaan ku riyoodey aniga oo cunug yar haayo cunugana uu ooynaayo kadib masaasad afka usaaraayo wali uu ooynaayo kadib daaqad iga ag dhaweyd markaan furey ayuu aamusey.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo waajhi doonaan arrimo adag oo murugo kuu keenaya, laakin wax yar kadib waad ka gudbi doontaa inshaa Allaah.