Site icon Daruur درور

WAXAAN KU RIYOODAY QORATO DAB KU DHACDAY

WAXAAN KU RIYOODAY QORATO DAB KU DHACDAY

Riyada:

ASC WALAL WAXAAD IIFASIRTAAN
WAXAAN KU RIYOODAY QORATO AMA WASAKAD KOLBA SAAD U TAQAANAAN

OO GURIGA KU JIRTA WAXAY AHAYD MID WAYN KADIB HABEEN KII DANBE AYAAN KU RIYOODAY WASAKHADII OO DABKA JIKADA KU DHACDAY OO GUBANAYSA INTAY AFARTA ADIN KAKALA RIDAY DABKA CALOOSHA SAARTAY DEEDNA AAD BAAN U FARXAY INAY WASAKHADII AAN KA BAQAYAY GUBATAY ALHAMDULILLAH BAL ISOO FASIRA WALAL MAHADSANIDINE

WAXAAN KU RIYOODAY QORATO DAB KU DHACDAY
WAXAAN KU RIYOODAY QORATO DAB KU DHACDAY

 

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow kugu ah oo qarsoon in Ilaahay kaa qaban doono, qofkaas oo xumaan kuu maleegaya oo dhib kuu geysan raba laakin ma haleelayo inuu wax kugu sameeyo, qoratada waxay tilmaamaysaa nin cadow ah oo qarsoon oo halis ah.

 

Halkan ka daawo riyada qoratada

The dream describes a person who is your enemy and is hidden that Allah will take away from you, that person who thinks evil and wants to cause you harm but does not have to do anything to you, the author describes an enemy who is hidden and dangerous.

Exit mobile version