Waxaan ku riyooday qolkeyga oo mas kasoo baxayo iyo qof jirkiisa mas ku jiro
Su’aasha:
Asc wll waan idin salamay salaan kadib Waxaan rabaa in li fisro riyadaan Waxaan ku riyooday qolkeyga joodarigeyga oo walalkeyga iga ween oo mas kaso bixii waxayna ehed habeen balaanka ayuuna ubaxshay wuxuuna ku dilay saxankii raashinka lagu cunaayi ?
Habenkii ka horesana waxan ku riyooday ani io dad kale o mel banan jogto oo quf korkisa mas ku jiro maskii laga soo jiidayo anah ad ban u cabsanaayi dadal kadib maskii wuu kusoo jiiday maski waala tuuray anoo igu soo orday
#maxay_noqonkartaa_riyo_yaashan asbucaan 3 haben mas an arkay
Fadlan hadaa aragtay farinteyda si dhaqsa ah igu so jawaab walal
