Waxaan ku riyooday madaxwaynaha iyo dad kale
Su’aasha:
Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur waa ka ugu adeedista fiican bulshada Allah macak
Waxaan ku riyooday anoo u imid madaxwaynahayga oo ka fadhiya dhawr oday iyo oon isku xaafad nahay oon garanayo iyo walalkayga iga wayn oo bah kale ah
Madaxwaynuhu waxuu ku fadhiyay kursi meel guri dibadiisa ah isaga iyo dhawr oday oo iyaguna kuraasta ku fadhiya iyo qaar taagan oo walalkay kamid yahay waan soo dul istagay odayaashuu lahadlayay
Kabacdi wuu kacay oo uu tagay meesha guriga waxaa ka soo baxay dumar faro badan oo ay ku jiraan bahda naagu yar qoyskaya oo ama xaas kii aabo ee ugu yarayd oo wadan kale dagan mudana aanan arag waan dhunkaday oo aanu isalanay hooyadayda yar iyo hooyadeed iyo dadkaloo qaraabo ah
Allah mahadle
