Site icon Daruur درور

Waxaan ku riyooday habaryartay dhimatay oo hadda mudo mootan

Waxaan ku riyooday habaryartay dhimatay oo hadda mudo mootan

Riyada:

Waxaan ku riyooday habaryartay dhimatay oo hadda mudo mootan oo aaan isku ooyayno aaan raaali galinayo oo aaan leeyahy mar dambe ma dhacayso intaa inaanan ku arag iga raaali noqo oo aaan shuminayo ilin badana way iga socotay muuqaal ahaaan waxay ila ahayd inay is badashay duruuf baa ka muuqatay

Waxaan ku riyooday habaryartay dhimatay oo hadda mudo mootan
Waxaan ku riyooday habaryartay dhimatay oo hadda mudo mootan

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa  xaalad aad kala kulmi doonto dad qaraabada ah oo aad ku saamoobayso

Waxaa dhici karta gabadhaas dad u dhow inay yihiin dadkaas aad xaaladda kala kulmayso.

Waxaa kaloo dhici karto riyada inay tahay xusuus mid xiriir la leh

Riyada qofka dhintay halkan ka daawo

 

The dream describes a situation where you will experience relatives and you will be affected

It may happen that people close to that girl are those people you are experiencing the situation.

It is also possible that the dream is a related memory

Exit mobile version