Waxaan ku riyooday geeso carjaw hilib saaran anoo cunayo

Su’aasha:

Asc – gudomiye : waxan Ku riyooday anigo qof la fadhiyo Qofna uu keenayo Gees geeso gagaaban geesaha Ka xoolaha geeso carjaw ah ee la kariyay maraq wata ee dhexda laf yar Ka ah korna hilib Ka ah qof baa I keneayo Ila laba mar ana wan cunay Ila qofka Ila jogay uu I dhahay runtii qofkan waa Ku nooleanaya kadibna wan kaso kacay marka gees lacunayo maxey ahayd.

Waxaan ku riyooday geeso carjaw hilib saaran anoo cunayo
Waxaan ku riyooday geeso carjaw hilib saaran anoo cunayo

Jawaabta:

Saaxib waan kaa qaaday riyada waxay tilmaamaysaa gancsiga inuu kuu ballaaranayo faa’idadana ay badan doonto cunitaanka geesaha xoolaha ama lafahooda waa faa’ido iyo maal uu qofka helayo, waxaa laga yaabaa in qof heshiis aad la gali doonto oo ganacsi ah oo aad ka faa’idi doonto qofkaasna uu yahay qof fiican wanaag kula rabo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More