Waxaan ku riyooday bariis iyo hilib karsan anagoo cunayna

Su’aasha:

Asc waad ku mahadsan tihiin webka daruur sida dagdaga ah ee qiimaha badan eed noogu fasirtaan nooguna soo jawabtan allah macak

waxaan ku riyooday anagoo wada joogna guri caruur an ilmader nahay iyo hooyadood
waxaanu wada ciyaaraynay oon wada qoslaynay inamada waxaananu wada cunaynay bariis iyo hilib karsan oo aad u macaan anagoo faraxsan (bariiska iyo hilibkuba waxay ahaayeen kuwo sifiican loo kariyay oo aad u macaan oon ku faraxsanayn) lkn hooyada inamada dhashay oo baadi biyo ah sidatay oo shaqaynaysay anuu maan salaamin sababtoo ah waan u cadhaysnaa
oo waan iska dhaafay anoon lahadal
allah macak.

Waxaan ku riyooday bariis iyo hilib karsan anagoo cunayna
Waxaan ku riyooday bariis iyo hilib karsan anagoo cunayna

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqada aad heli doonto, riyada cuntada macaan badan siiba hilibka karsan waa arsaaq fara badan iyo hanti aan lasoo koobi karin, sidoo kale carada aad u caraysan tahay haweeneyda ilmaha dhashay waa mashaakilka aad ka gudbi doonto iyo dood aad ka badbaadi doonto.

الحلم يدل على الرخاء الذي ستحصل عليه ، حلم الطعام اللذيذ واللحوم المطبوخة هو الكثير من الوفرة والثروة التي لا يمكن حصرها ، كما أن غضبك على المرأة التي أنجبت الطفل هو المشاكل التي سوف تتغلب عليها  والمجادلة التي سوف تتجنبها.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More