Site icon Daruur درور

Waxaan ku riyooday anoo safaarada Taliyaaniga galay

Su’aasha:

Asc bahda daruuro xalay waxaan ku riyooday anoo safaarada Taliyaaniga galay oy dad badn isugu imaadeen oo laleeyahay waxaa qadanaysaa qaxootiga Ethiopia markaa dadku ay leeyahiin somalida ma ogalo waayo waa dowlad dhisan Ethiopia way burburtay oon dad ayaa waxay igu dhaeen oromo sheego markaa waalagu qaadi ani waan galay oromaana sheegtay waxaana la ii keenay waraaqo itaxaana kusaabsan wadanka Ethiopia anoo ka shaqaynaya ayaana iigu dan baysay safarada waxay ila ahayd in ay somaliya kutaalay Ethiopia soo qaxay laqaadayay.

Waxaan ku riyooday anoo safaarada Taliyaaniga galay
Waxaan ku riyooday anoo safaarada Taliyaaniga galay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal noloshaada lasoo gudboonaan doono waxaa laga yaabaa inuu noqdo safar, waxaa dhici karta inaad safarto oo dal kale aad ku noolaato riyada waa riyo noloshaada la xiriirta, waxay tilmaamaysaa in dal kale aad ku noolaanayso shardi  ma aha inuu Taliyaaniga noqdo waxaa laga yaabaa wadan kale inuu yahay.

Exit mobile version