Waxaan ku riyooday anoo rag galmo la sameynayo

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday anoo rag galmo la sameynayo
Waxaan u bahanahay fisraadeda.

Waxaan ku riyooday anoo rag galmo la sameynayo
Waxaan ku riyooday anoo rag galmo la sameynayo

Jawaabta:

Riyadan qofka marka uu arko wuu baqayaa si xun ayuu u fahmaa laakin kutubta fasirka riyooyinka waxay ku fasiraan cagsi.

Ninkii arko asoo rag u galmoonaya qofka lagu samaynaya ayaa ka faai’di doono kan ku samaynaya, wax buu ha heli doonaa wuxuu ahaadaba hanti ama wax kale, sidoo kale riyada galmada raga waxay tilmaamaysaa qofka inuu farxad heli doono iyo faraj oo uu ka bixi doono dhibaatada.
Marka riyada iyo waaqaca isma laha, falka ah raga in loo galmoodo wuxuu ka mid yahay falalka ugu foosha xun oo ka daran sinada haweenka lagu sameeyo, umad oo dhan ayaa dartii loo halaagay, laakin riyada marka lagu arko waa cagsi, haddii qaab gaar ah loo arko mooyee markaas waa laga yaabaa fasirka inuu is baddalo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More