Site icon Daruur درور

Waxaan ku riyooday anoo la ii magacaabay jago

Su’aasha:

asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo la ii magacaabay safiirka somaliland u fadhiya mareykanka
Allah macak.

Waxaan ku riyooday anoo la ii magacaabay jago
Waxaan ku riyooday anoo la ii magacaabay jago

Jawaabta:

Qofka hadduu ku riyoodo asoo helay ama loo magacaabay jago riyada waxay tilmaamaysaa inuu ka baxayo wixii dhib ah ama mashaakilka la xiraaray noloshiisa oo ay nolol fiican oo raaxo leh u bilaabanayso, sidoo kale riyada waxay tusinaysaa arrimihiisa inay sahal u noqon doonaan, wixii xal uu u la’aa mar hore inay goor dhow dhamaanayaan oo xal fiican uu u heli doono.

Sidoo kale riyada waxaa laga fahmi karaa in Somaliland ay aqoonsi heli karto oo ay noqonayso dowlad ka go’an koonfurta Soomaali.

Exit mobile version