Waxaan ku riyooday anoo kaadi badan iga socoto

Su’aasha:

walal waxan ku riooyady anoo galay musqul meesha fadhiga ma ku farisanin waxan ku faristay meesha caadiga dhulka mutuleelaha markaas ayaan kaadinaya kaadida aad ayay u badnayn riyada kaadida badan maxay noqon kartaa.

Waxaan ku riyooday anoo kaadi badan iga socoto
Waxaan ku riyooday anoo kaadi badan iga socoto

Jawaabta:

Riyadaada waxay tilmaamaysaa inaad nafisayso haddii deyn lagugu leeyahay aad iska gudeyso, haddii aad xaas leedahay ubad badan inaad dhalyso kaadida badan riyada waa wax fiican waxay noqon kartaa caruur badan sidoo kale inaad ka bixi doonto hadduu rafaad ku haysto, wixii murugo ku haya ayaa kaa tagi doona, noloshaadana way isbadali doontaa, marka riyada waa riyo fican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More