Site icon Daruur درور

Waxaan ku riyooday anoo helay dahab aad u fara badan

Su’aasha:

waxaan ku riyooday anoo helay dahab aad u fara badan oo bac ku jira waxaan ka helay dhulka Allah mahadle.

Waxaan ku riyooday anoo helay dahab aad u fara badan
Waxaan ku riyooday anoo helay dahab aad u fara badan

Jawaabta:

Riyada dahabka badan waa khayr badan, qofka hadduu yahay arday wuxuu helayaa aqoon badan hadduu ganacsade yahayna wuxuu helayaa hanti fara badan, dadka qaarna wuxuu u noqonayaa murugo.

Exit mobile version