Waxaan ku riyooday anoo dugsi quraan u waday 2 caruur ah oo aan dhalay
Su’aasha:
Asc walaalaha waad ku mahadsantihin shaqada aad u hayaan bulshada jazakslah kheyr waxaan ku riyoodey dugsi ii dhaw anoo 2 caruur aan dhalay geyay aad bay u yaryar yihin si aan u weheliyo baan la fariistay waa haben nin aan macalinki ahayn baa meel qol ah ka soo baxaya oo suli bananka ah buu adaya waan baqay waxaan ka shakiyay qolka in rag la gu diyaariyay si ay ii kufsadan waxaan isku dayaya in la cararo caruurtayda kabihii aniga iyo caruurta waa nalaka qariyay macalinkii wuxuu leyahay ha baqin dhib majirte ana dhag u dhigi mayo anago cago cad baan soo baxnay si nabad ah gurigii u tagnay dugsigan caruur iima dhigato macalimkan marar badan baan arkay isagoo i salaamaya wuxuu wax ka cunaa islaanti dariskaahayd ee aan riyadii hore kugu sheegay ee boorsada kooxa dimarka ah iga qariyeenii soo bixinaysa labadan riyo 2 habeen ee is xiga baan la kulmay.
