Waxaan ku riyooday anoo cunay wax u eg bahalka xabagta la dhoho Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Sep 23, 2021 625 2 Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday anoo joogo laba geed midna wuxuu ahaa geed cambe ka baxaayo midna wuxuu igula ekaa geedkan cabaqyada marka aabahay wuxuu iiga shekeynayaa geedaha mirohooda wuxuu ileeyahay labadan isma dhaamaan saasey wuxuu iigu far fiiqay geedka cabaqa oo miro sida cambaha cml ka baxaayo inaan la cuni karin markaas baa dhacday inaan ani dhinacii geedka cambaha aanka soo goosto miro markaan cunaayey igula ekaaday sidii xalwo cml eh markaas baa hooyo iyo dad qaraabo igu soo bexeen waxay igu heysteen mxd geedka u cuntay anigana intaan soo gooyey mirihii aan cunay aan dhahay waxan aan cunay waa xabag iyagana waxay igula doodayaan ma aha ee waa miro kale wax yar ka dib gabar yartey dhashay baa isoo hor istaagtay markaas buu xabagii isku badalay futiinada biibitootinka lagu gado saa arkay Hooyadey oo iga codsaneyso inaan wax ka siiyo say u cunto anigana waxaa qalbiga iiga jira inay waxan sun yihiin markaas baa tuuray markaasey hooyadey intay qaniinyo fudud dhagaha iga qaniintay ayay idahday maxaa kuu geeye bahalkaas miraha waxaana kusoo toosay anoo sarwaal daba gaab iigu jiro feerahana i qaawanyahay dad qaraabadana i arkayaan markaasna aan oohin iska keenaayo riyadaas waxay tahay si faahfaahsan iigu fasir sxb Waxaan ku riyooday anoo cunay wax u eg bahalka xabagta la dhoho Jawaabta: Riyada waa riyo labo arrin tilmaamaysa midda hore waa arsaaq aad heli doonto lacag ama xoolo gacanta aad ku dhigi doonto midda labaad waxay kugu qabsan doontaa hooyadaada lacagtaas meesha aad ka keentay adigana waxaad dareemi doontaa yaxyax iyo xishood aad ka xishoonayso lacgtaas sida ay kugu soo gashay. Marka iska ilaali wixii dhib kuu keeni kara iyo dadka aad la shaqasanayso. Rayada XabagtaRiyada AabbahaRiyada Hooyada 2 625 Share
Asc wll riyo ifasira ano naag racay ee utagnay nin waxan ubahday weso waxow iguyiri labadan ceel mid wa xarar midna macan kanxararka kaweyseyso kanmacana kacab waxeyna kukalayalan labada gees
walaal meesha su’aasha loogu talaggalay kusoo dir marka la furo markaad soo dirayso emailkaaga iska sax waxaa kaa qaldan meesha ugu dambaysa oo ah @gmail.com waxaa raacsan ma sidan ayaad usoo qortay @gmail.comma