Waxaan ku riyooday anoo cadar hadiyad layku keenay
Su’aasha:
asc waxan ahay dhakhtar hada ma shaqeeyo xaas malihi shalay aroortii ayaa anoo hurda wiil sxbo nahay isoo wacay kaman qaban waanse arkay
kabacdi waxan ku riyooday isagoon ka qabtay phonkii oo igule waxan ku sheegayay hadiyad laguusoo diray
ee bal eeg kadib ayaan arkay anoo la ii keenay cadar fara badan oo hadiyada mana aqoono cidii ii keentay cadaradii ayaan qaar furay aadbay u udgoonayen mahadsanid.
